Dhageeyso:Shacabka Madogashe oo eey ka cabanaya

Bulshada ku nool magaalada Madogashe ee deegaan barlamaaneedka Lagdera ee ismaamulka Garissa ayaa ka cabanaya eey ay shegeen in uu ariga ka laayo dhibaato badanna ku hayo .
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo dhamaystiran Madogashe nooga soo diray .

Shacabka ku nool qaar ka mid ah deegaanada dalka ayaa mararka qaar cabasho ka muujiyo dhibaato ka soo gaartay duurjoogta.
Hal qof ayay jeer ku dishay degmada Lokwar ee ismaamulka Samburu sida uu warbaahinta u sheegay mid ka mid ah dadweynaha degmadaas

Saraakiisha waaxda adeegga duurjoogta ee KWS ayaa dadweynaha ugu baaqay inay taxaddar muujiyaan oo hadii ay duurjoog ku dhex arkaan magaalada ay ku soo wargeliyaan waaxda ama ciidamada booliska

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here