DHAGEYSO:Golaha shacabka Soomaaliya oo fadhi yeelanaya maanta

Fadhiga golaha shacabka ee isniinta maanta ayaa la filayaa in Ra,iisul Wasaaraha la magacaabay la horgeeyo aqalka si ay ugu qaadaan codka kalsoonida
Weriyaha starfm ee Muqdisho Cabdul Qaadir Maxamad Qoslaaye ayaa goor dhaweyd qadka taleefoonka kula hadlay Cubeyd Xasan Maxamuud waxaa uuna weydiiyey kulanka baarlamaanka iyo waxa la filayo in looga hadlo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here