DHAGEYAO:Shirkad ka ganacsata sarrifka Online-ka oo dadkii wax ku darsaday lacagahooda siisay

Shirkadda camel group of companies xafiiskeeda dagmada Baladxaawo ayaa bixisay lacagihii faaiidada ee u soo xarooday dadkii maalgashaday kaddib hakad ku yimid madaama dunida uu saameeyay cudurka Convid-19
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa qodobkan oo dhameystiran soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here