Dhageysi: Barnaamijka Qaran – COVID 19 #10

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran gaar ahaan barnaamijkii TOBANAAD ee COVID 19.

Xalqada 10 aad oo ku saabsan Waxtarka Bandowga Habeenkii u leeyahay ee Xakameynta COVID 19, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here