Dhageysi: Barnaamijka Qaran – COVID 19 #11

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran gaar ahaan barnaamijkii KOW IYO TOBANAAD ee COVID 19.

Xalqada 11 aad oo ku saabsan Xaaladda Barakacayaasha iyo Xilligan COVID 19, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Maxamed Xusn Qoor ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here