Dhageysi: Barnaamijka Qaran – COVID 19 #12

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran gaar ahaan barnaamijkii 12 ee COVID 19.

Xalqada 12 aad oo ku saabsan Waxa iska bedelay Wacyiga Bulshada  COVID 19, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Cabdullaahi-Khadar ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here