Dhageysi: Barnaamijka Qaran – COVID 19 #14

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran gaar ahaan barnaamijkii 14 aad ee COVID 19.

Xalqada 14 aad oo ku saabsan Xiriirka ka dhaxeeya Faya-dhowrka iyo Faafidda Feyraska Korona, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Cabdiraxman Ibraahim ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here