Dhageysi: Barnaamijka Qaran – COVID 19 #16

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran gaar ahaan barnaamijkii 16 ee COVID 19.

Xalqada 16 aad oo ku saabsan Daryeelka gaarka ah ee Dadka la nool cudurrada raaga sida; Macaanka iyo Dhiig-karka, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Cali Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here