Dhageysi: Barnaamijka Qaran – COVID 19 #17

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran gaar ahaan barnaamijkii 17 aad ee COVID 19.

Xalqada 17 aad oo ku saabsan Sida looga hortagi karo in la takooro dadka uu ku dhacay COVID19, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here