Dhageysi: Barnaamijka Qaran – COVID 19 #18

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran gaar ahaan barnaamijkii 18 aad ee COVID 19.

Xalqada 18 aad oo ku saabsan waxa uu yahay Daryeelka ay u baahan tahay hooyada Uurka leh haddii uu haleelo COVID 19, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Cali Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here