Dhageysi: Barnaamijka Qaran – COVID 19 #20

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran gaar ahaan barnaamijkii 20 aad ee COVID 19.

Xalqada 20 aad oo ku saabsan Kaalinta Culamada ee wacyigelinta COVID 19, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here