Dhageysi: Barnaamijka Qaran – COVID 19 #21

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran gaar ahaan barnaamijkii 21 aad ee COVID 19.

Xalqada 21 aad oo ku saabsan Waxa ay sameynayaan maamulayaasha degmooyinka si loo xakameeyo cudurka COVID 19, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Cali Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here