Dhageyso: Barnaamijka Qaran – COVID 19 #27

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran gaar ahaan barnaamijkii 27 ee COVID 19.

Xalqada 27 aad oo ku saabsan Taxadarka ay tahay in Indhooleyaasha u yeeshaan COVID 19, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Sucaado Ismaan ayaa soo jeedinaysa.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here