Dhageysi: Barnaamijka Qaran – COVID 19 #34

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran gaar ahaan barnaamijkii 34 aad ee COVID 19.

Xalqada 34 aad oo ku saabsan Kaalinta Baraha Bulshada ee Xakameynta iyo  Faafinta COVID 19, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Cali Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here