Dhageysi: Barnaamijka Qaran – COVID 19 #35

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran gaar ahaan barnaamijkii 35 ee COVID 19.

Xalqada 35 aad oo ku saabsan Joogteynta Dhaqamada badbaadada leh ee COVID 19, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Cali Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here