Dhageysi: Barnaamijka Qaran – COVID 19 #4

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran gaar ahaan barnaamijkii AFARAAD ee COVID 19.

Xalqada 4 aad oo ku saabsan Doorka ay Bulshada Rayidka ah ka qaadanayaan wacyigelinta iyo Xakameynta COVID 19, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here