Dhageysi: Barnaamijka Qaran – COVID 19 #5

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran gaar ahaan barnaamijkii Shanaad ee COVID 19.

Xalqada 5 aad oo ku saabsan Doorka Odayaasha ee Wacyigelinta Corona , ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here