Dhageysi: Barnaamijka Qaran – COVID 19 #7

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran gaar ahaan barnaamijkii TODOBAAD ee COVID 19.

Xalqada 7 aad oo ku saabsan Doorka Dumarka Soomaaliyeed ku leeyihiin Wacyigelinta ee COVID 19, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed CQali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here