Dhageysi: Barnaamijka Qaran – COVID 19 #9

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran gaar ahaan barnaamijkii SAGAALAAD ee COVID 19.

Xalqada 9 aad oo ku saabsan Doorka ay dhallinyarada ka qaadanayaan Wacyigelinta Bulshada ee COVID 19, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Maxamed Xusn Qoor ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here