Dhageysi: Barnaamijka Qaran – COVID 19 #1

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran gaar ahaan barnaamijkii ugu horreeyay ee COVID 19.

Xalqada 1 aad oo ku saabsan Diyaarsanaanta Hirshabelle ee xakameynta cudurka KORONA oo soo gaaray dalka Soomaaliya, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here