Dhageysi: Xalqada 31 aad ee Barnaamijka Qaran

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran.

Xalqada 31 aad oo ku saabsan Dhismaha ‘GOLAHA DEEGAANKA’ ee ay daahfurtay wasaaradda gudaha dowladda Soomaaliya, waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here