Dhageysi: Xalqada 33 aad ee Barnaamijka Qaran

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran.

Xalqada 33 aad oo ku saabsan waxa dowladda federaalka/dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah ay soo qabteen ama qabanayaan si ay u yareeyaan saameynta taban ee Isbedelka Cimillada, waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here