Dhageysi: Xalqada 35 aad ee Barnaamijka Qaran

161

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran.

Xalqada 35 aad oo ku saabsan Kaalinta Dhaqanka Soomaaliyeed, Gabayada iyo Farshaxanka ku leeyihiin dhiirrigelinta wadaxaajoodyada, dib-uheshiisiinta, Nabadeynta iyo dib-u-dhiska dalka, waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here