Dhageysi: Xalqada 36 aad ee Barnaamijka Qaran

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran.

Xalqada 36 aad oo ku saabsan Kaalinta ‘XEER-DHAQANKA IYO ODAYAASHA’ ku leeyihiin xallinta Dagaal-beeleedyada, Khilaafaadyada siyaasadda iyo Dib-u-heshiisiinta, waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here