Dhageysi: Xalqada 37 aad ee Barnaamijka Qaran

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran.

Xalqada 37 aad oo ku saabsan Kaalinta haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin Dhiirrigelinta Wadaxaajoodyada, xallinta Xasaradaha iyo Nabadeynta dalka, waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here