Dhageysi: Xalqada 44 aad ee Barnaamijka Qaran

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran.

Xalqada 44  aad oo ku saabsan Waxa uu Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika uga dhigan yahay Soomaaliya, waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here