Dhageysi: Xalqada 62 aad ee Barnaamijka Qaran

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran.

Xalqada 62 aad oo ku saabsan Dedaallada ay dowladda iyo dadka Soomaaliyeed ugu halgamayaan joojinta kufsiga loo geysto Haweenka iyo Gabdhaha waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here