Dhageysi: Xalqada 65 aad ee Barnaamijka Qaran

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran.

Xalqada 65 aad oo ku saabsan Tayada tacliinta jaamacadaha ku soo badanaya Soomaaliya iyo dedaallada ay dowladda ku bixineyso hubinta heerka waxbarashada,  waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here