Dhageysi: Xalqada 69 aad ee Barnaamijka Qaran

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran.

Xalqada 69 aad oo ku saabsan Kaalinta waxa ay sameyneyaan dowladda Soomaaliya iyo dowlad-goboleedyada, si ay dib u dejin u helaan loona hubiyo in aan la takoorin Barakacayaasha, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here