Dhageysi: Xalqada 70 aad ee Barnaamijka Qaran

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran.

Xalqada 70 aad oo ku saabsan Kaalinta Waxtarka iyo Isku dubaridnaanta dedaallada dowladda Soomaaliya ee lagu badbaadinayo carruurta, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here