Dhageysi: Xalqada 73 aad ee Barnaamijka Qaran

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran.

Xalqada 73 aad oo ku saabsan Dedaallada dowladda Soomaaliya iyo caqabadaha ku gudban dhismaha Galmudug loo dhan yahay, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here