Dhageysi: Xalqada 76 aad ee Barnaamijka Qaran

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran.

Xalqada 76 aad oo ku saabsan Waxa ay tahay tllaabada xigta ee ay tahay inay qaaddo dowladda Soomaaliya si looga gungaaro dedaallada lagu bixiyay Deyn-Cafinta, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here