Dhageysi: Xalqada 77 aad ee Barnaamijka Qaran

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran.

Xalqada 77 aad oo ku saabsan Hannaanka ugu habboon ee uu dhaqangal ku noqonayo sharciga doorashada Soomaaliya ee uu saxeexay madaxweynaha, kaasoo dhigaya in doorasho HAL QOF iyo HAL COD ah ay ka dhacdo Soomaaliya, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Abubakar Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here