Dhageyso: Barnaamijka Qaran – COVID 19 #28

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran gaar ahaan barnaamijkii 28 ee COVID 19.

Xalqada 28 aad oo ku saabsan Saameynta wararka been-abuurka ah ee COVID-19, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Cali Maxamed Cali, ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here