Dhageyso: Barnaamijka Qaran – COVID 19 #33

Soo dhawaada saaxiibayaal, halkan waxa aan idinkugu soo gudbineynaa Bandhigga Qaran gaar ahaan barnaamijkii 33 aad ee COVID 19.

Xalqada 33 aad oo ku saabsan Saameynta uu Covid 19 ku yeeshay dadka naafada ah, ayaa waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan.

Cali Maxamed Cali ayaa soo jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here