(DHAGEYSO) Bulshada Nugul ee Qaxootiga oo Caawimaad u Baahan

Xilli lagu guda jiro bishii barakeysan ee Ramadaan   ayaa waxaa jiro qaar badan oo ka mid ah qaxootiga danyarta ee ku nool xeryaha Dadaab oo aan haysan wax ay ku afuraan haba ugu darnadaan waayeelka, agoonta iyo dadka xanuunsan

Maxamad Baaruud Xussen ayaa  warkan oo dhamaystiran Dadaab nooga soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here