DHAGEYSO “Dumarka ku nool Magaalada Bananey oo Cabanaya’

Dumarka ku nool magalada Bananey oo kamid ah degan barlamanedka lagdera ee ismaamulka Garissa ayaa cabasho ka mujiyay la aanta suuq ay ku ganacsadaan waxayna codsadeen in loo dhiso meel ay ku ganacsadaan

mohamed baaruud Hussein oo dhawaan socdaal shaqo halkaas ku tagay ayaa warbixintaan inoga soo diray deganka Lagdera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here