Dhageyso; Garissa oo maalmahan laga dareemayo siyaasad xoogan

Ismaamulka Garissa ayaa maalmahan waxa laga daremayay is fahan la’aan dhanka siyaasada o udhaxeeya madaxda qaar .
Dubat Ali Amey oo ah gudoomiyaha gudiga suuq gaynta xoolaha nool ee Dalka kana mid ah odayasha Garissa ayaa ku baaqay in afgarad lagu xaliya is qab qabsiga siyaasadeed ee ku soo la laabta magaalada Garissa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here