Dhageyso:-Gudiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Oo Sheegey In Diyaar Garow Xoogan Loogu Jiro In Dalka Ay Ka Dhacdo Doorasho Qof Iyo Cod Ah+Sawirro.

Kulan Ay Soo Agaasimtay Gudiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Ayaa Looga Hadlay Doorashada 2020 Ee Dalka Ka Dhacaysa.

Waxaa Ku Sugnaa Kulankaas Xildhibaanada Labadda Aqal Ee Baarlamanka Soomaliya Ururada Bulshada Rayidka Iyo Xubno Matalayey Beesha Caalamka.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here