Dhageyso: hooyo soomaliyeed oo aay gabar ooga xanunsantahay xeeryaha dadaab

Hooyo somaliyed oo gabadh ay dhashay mudo kaga xanunsan tahay xeryaha qaxoOtiga ee Dadaab halkaasna wax looga qaban waayay xanuunkeeda ayaa musliminta ka codsatay in garab laga siiyo culeys dhaqaale oo haysta.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here