Dhageyso:-Kulankii Golaha Shacabka Somaaliya Oo Manta U Baaqday Kooram La`Aan.

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Ayaa Manta Ku Balansanaa Kulankooda Caadiga Ahaa Inay Ku Yeshaan Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaaladda Muqdisho.Ajendaha Kulanka Ee  Maanta Ayaa Ahaa Aqrinta Labaad Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Ganacsiga, Balse Kulanka Ayaa U Qabsoomi Wayay Kadib Markii Ay Soo Xaadiri Waayeen Tirade Xildhibaanadii Loogu Tala Galay Sida Uu Goor Dambe Oo Duhurkii Ah Uu Ku Dhawaaqay Gudomaiyaha Golaha Shacabka Somaliya Maxmed Mursal C/Raxmaan, Isagoo Xildhibanada Kulanka Ka Maqan Ka Dalbaday Inay Soo Xaadiraan Kulamada Kale Si Loo Dhamaystiro Howlaha Horyaala Golahaas.

dhageyso codka gudoomiyaha golaha shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here