DHAGEYSO: Madaxa laanta dambi baarista ismaamulka Mandheera oo faahfaahiyay dad lidi ku ah amniga oo la qabtay

Madaxa laanta dambi baarista ismaamulka Mandheera ayaa  warbaahinta uga waramay Sedex ruux oo loogashakiyay inay amniga lid ku ahaayeen kuwaas oo uu sheegay in  dhawaan laguqabtay magalada mandera

Waxaa uuna sheegay in baaritaan ay ku hayaan si ay u soo saaraan hubabka u qarsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here