Dhageyso:-Madaxweynaha Galmudug Oo Rajo Ka Muujiyay Wadahadalada Garowe Ee U Baaqay Madaxweynaha Puntlnad.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf Ayaa Manta Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Gaalkacyo Kadib Safar Qaatay Mudo Oo Ugu Maqnaa Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya.

Madaxweynaha Oo Ka Warbixiyay Safarkiisa Ayaa Sheegay In Uu Magaalada Nairobi Uu Kula Kulmay Madaxda Beesha Caalamka Iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Waxa Uu Sheegay In Ay Isla Garteen Madaxda Beesha Caalamka In Galmudug La Siiyo Taageero Buuxda Hadii Aay Ahaan Laheed Dhanka Dhaqaalaha Iyo Amnigaba

Madaxweynaha Ayaa Sidoo Kale Madaxda Dowlada Federaalka Ugu Baaqay In Aay Dadka Iyo Dadka U Naxaan Waxa Uu Sheegay In Dhawaan Shir Garoowe Lagu Qaban Doono Ayna Ka Qeyb Gali Doonaan Waxa Uu Intaas Ku Daray In Dalku Uu U Baahanyahay Badbaado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here