DHAGEYSO “Muslimiinta oo isku Diyaarinaysa Bisha Barakaysan ee Ramadaanka”

Goobaha ganacsiga ee magala madaxda Nairobi ayaa waxa si weyn looga dareemayaa diyaargarowka ee dadka Muslimiinta ah ugu diyaargaroobayaan bisha barakaysan ee Ramadaanka taasi oo inaga xigta maalin kaliya ah .

Maalinta isniinta ah ayaa loo badinaya inay dhalan doonto bisha Ramadan sida uu sheegay Sheikh Ali Gure oo ka mid ah culimada magaalada Garissa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here