Dhageyso:-Qaar Ka Mid Ah Dadka Ku Nool Degaanada Iyo Degmooyinka Dhaca Gobolka Mudug Oo Soo Wajahday Xaalad Bini’aadanimo Oo Dhanka Nolosha Ah.

Qaar Ka Mid Ah Dadka Ku Nool Deegaanada Dhaca Gobolka Mudug Gaar Ahaan Magaalada GaalKacyo Oo Warbaahinta Lahadlay Ayaa Sheegey In Xiligaan Ay La Daalaa Dhacayaan Helida , Biyo , Caafimaad Iyo Waxbarasho Waxa Ayna Dalbadeen In Gurmad Bini’aadanimo Loo Fidiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here