DHAGEYSO: Saraakiisha Ciidanka Dowladda oo faahfaahiyay Ciidanka AMISOM ee Galmudug tagay

Taliyaha Ciidanka qeybta 21-aad Cabdicasiis Cabdullaahi Qooje ayaa faahfaahin ka bixiyay Ciidanka dowladda Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ee gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.
Taliye Qooje waxaa uu sheegay in Ciidankaan ay yihiin Hiil Walaal, islamarkaana ay ka qeyb gali doonaan howlaha lagu adkeynaayo Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here