DHAGEYSO: Shacabkan Dadab oo siyaabo kala duwan oga hadlay xil ka qaadista Aaden Ducaale

Shacabka ku nool deganka dadaab ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay xilka qaadista lagu sameyay madaxii hore ee aqlabiyada barlamaanka Dalka ahna xilibaanka magalad Garissa Aden Barre Duale
qarkood ayaa sodhaweyay halka kuwa kalena ay ay shegeen inay aad oga xun yihiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here