Dhageyso:-Sicirka Suuqyada Muqdisho Iyo Sara Ukaca Qudaarta Oo Sii Xoogeysaneysa Warbixin Ayaan Idinkaga Diyaarinay.

Suuqyada Lagu Iibiyo Qudaarta Qeybaheeda Kala Duwan Ayaa Xiiligaan Lagu Kala Iibsadaa Qiimo Aad U Saraya , Waxaana Taasi Ay Saameyn Togan Iyo Mid Toban Ay Ku Yeelatay Dadka Danta Yare Iayadoo Ay Xusid Mudan Tahay In Bisha Ramadaan Ay Ka Harsan Tahay Dhowr Cisho Oo Fara Ku Tiris Ah

Hadaba Waa Side Qiimaha Qudarta Iyo Samaynta Ay Shacabka Ku Yeelatay Xaladaaha Ka Jira Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here