Dhageyso:-Ururka Islaamiga Geeska Afrika Ee Al-Islaax Oo Maanta U Dabaal Dagay Sanad Guuradoodii 41aad Iyo Warsaxafadeed Ay Soo Saareyn+Sawirro.

Waxay U Dabaal Dagaayeen Sanad Guuradoodii 41aad  Ururka Islaamiga Geeska Afrika  Ee Al Islaax  Waxaa Kasoo Qeyb Galay Munaasbada Dabaal Daga Ee Uruka Madax Masuuliyiin Iyo Bulshada Qeybaheeda Kala Duwan .

Dr Maxamaed Yuusuf Oo Ka Mid Aha Aas Aasayaasha Ururka Ayaa Waxaa Uu Sheegay In Urarka Xaalado Kala Duwan Uu Kusoo Shaqeeyay Sidoo Kale Waxaa Uu Hadalkiisa Raaciyay In Urarka Bulshada Soomaliyeed Ay Ku Xasuustaan Garab Istaaga Agoonta Iyo Taageerida Madaarista Iyo Jaamacadaha.

Axmed Qaasimi Oo Mudo Ku Noolaa Dalka Jarmalka Wax Badan Ka Og Waxyaabaha Uu Qabtay Ururka Ayaa Bulshada Soomaliyeed Ka Codsaday In Mar Walba La Xasuus Naado Loona Duceeyo Aas Aasyaasha Al Islaax.

Kadib Kulan Bayaan Laga Soo Saaray Kulamadii Horay Ayaa Waxaa Warbaahinta U Aqriyay Salaad Cilmi Fiidoow.

dhageyso bayaanka kasoo baxay:

      Daawo sawirada:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here