dhageyso: Waa sidee Mombasa iyo Tirakoobka

Boqolkiba 80 ayaa la xisaabiyay dadka ku nool ismamaulka Mombasa ee Gobolka xeebta dalka sida uu sheegay gudoomiyaha ammaanka ee Mombasa.
Waxaa uu ugu baaqay in dadka aan wali la xisaabin ay dulqaad muujiyaan oo ayna ka faa’idaystaan waqti dhiman eek a haray tirakoobka.

 

Tirakoobka guud ahaan dalka ka bilawday 24-ki bishan ayaa lagu wadaa in la soo gabagabeeyo 31-da isla bishan August.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here